Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Ciidamada Xooga dalka magaalada Buurdhuubo ee gobalka Gedo ayaa fashiliyay weerar ay magaaladaas ku soo qaadeen kooxda argagixisada ah ee...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda sederaalka Soomaaliya ayaa maalintii labaad oo xiriir ah magaalada Muqdisho kawada ololaha waxyigalinta...
Howgal qorsheeysan oo ay kumaandooska xoogga dalka ee danab ka fuliyeen degaanka leego ee gobolka shabeelaha hoose ayay ku bur...
Qaar kamid ah Wasiirada Cusub ee Galmudug ayaa maanta bilaabay la wareegida Xilalka loo Magacaabay, iyadoona ay ku wareejinayaa Wasiiradii...
Magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool, saameynta COVID-19 awgeed kama jiro wax diyaar garow balaaran ah oo ku aadan Ciidul...
Barnaamijka faaqidaada wararka ee Radio Muqdisho waa barnaamij aan uga hadalno dhacdooyinka ugu waa weyna ee Caalamka ka jira ....
Sida ay baahisay Jaamacadda Johns Hopkins, oo uruurisa xogta COVID-19 ayaa sheegtay in tirada dadka qaba ee Coronavirus ay gaartay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho