Ka dib kulan warbixin looga dhageystay guddiga wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xil saaray dhameystirka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Yuusuf Xasan Salan in uu noqdo Agaasimaha Hab-maamuuska Madaxtooyada...
Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo...
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyda Soomaaliya oo sanadkii seddaxaad oo xiriir ah lacago ciid ah ka caawinaya carruurta Agoonta ah ee ay...
Wasiir ku xigeenka Wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan dhuuboow ayaa daah furay wajigii 2-aad...
Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta ka Qaybgalay Munaasabad ay Xilalka kula kala wareegayeen Wasiirka Cusub ee Waxbarashada...
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa sheegay in uu maamulkiisa joojinayo dhammaan heshiisyadii iyo is fahamkii ay la saxiixdeen Israel iyo...
Dadka Reer Burundi ayaa maanta oo Arbaco ah dooranaya madaxweyne cusub oo beddala madaxweyne Pierre Nkurunziza, oo xukunka hayay muddo...
Wabiga Shabeelle ee mara Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu fatahaad ka sameeyay degmada Mahadaay iyo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho