Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Alle uga baryay in uu caafimaad deg deg hah siiyo...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay shalay in dalkiisa laga hirgelinayo bandaw bilaabnaya maalinta Jimcaha, kaasi oo ah...
Guddi-wadajirka ku meel.gaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan kula yeeshay xarrunta Guddoonka iyo...
Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ay wehlinayaan Xildhibaan Ubax Tahliil, Xildhibaan Cabdikariin Ķhaliif Dhalac, odayaal iyo waxgarad ka soo...
Guddoomiyaha ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Maxamuud Cabdullaahi Jeesto oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ardayda Soomaaliyeed ee ku nool...
Wasiirka Dhallinyarada iyo cayaaraha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya, Xildhibaan, Cali dhuux Maxamed ayaa sheegay in ay si weyn u...
Dowladda Qadar ayaa soo dhoweysay go'aanka Hay'adda Lacagta Adduunka iyo Bangiga Adduunka ee la xiriiray arrimaha deyn cafinta Soomaaliya, si...
Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka gaareen barnaamijka Deyn...
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta shaacisay in xaalad kale oo labaad oo Cudur COVID-19 ah laga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho