Wasaaradda Gadiidka Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta gubtay Jaad la isku dayey in si qaldan lagu soo geliyo...
Taliska Qeybta 60 ee ciidanka Xoogga somaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgallo lagula Dagaalamayo Maleeshiyaadka AL –shaab ee ay ka fuliyeen...
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa shegaya in halkaa lagu soo Gaba-gabeeyay Shir muhiim ah...
Roobabkii Xilliga Gu'ga ayaa ka curtay deegaanno ka mid ah Gobolada Dalka, kaasi oo lagu diirsaday ayaa ka da'aya magaalada...
Qalab Caafimaad oo isugu jira sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa waxaa Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada Galmudug oo ay wehliyaan saraakiisha Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugida ee heer Degmo iyo Xubno...
Howlgallo qorsheysan iyo duqeymo is barbar socday oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada sida gaarka u tababaran ee...
Hey’adda Qaramada Midoobay u xilsaaran Cunnada iyo Beeraha (FAO), ayaa laba doon kalluumeysi oo casri ah waxa ay ugu deeqday...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho