Dagaal Beleedkan oo maalmahii la soo dhaafay ka socday deegaanada Fuuma, Kooyaamo iyo Jiiroole oo qiyaastii 50 Km dhanka galbeedka...
Booliska Tunisiya ayaa xayiraad iyo bandow kusoo rogay guud ahaan dalkaas, waxayna shacabka ku amreen in ay guryahooda ku sugnaadaan...
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa sheegtay in laga helay Soomaaliya Labo kiis oo cusub oo ah cudurka Coronovirus dadka qaba caabuqaan...
Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya, salaadiin iyo odoyaal dhaqameed ka soo jeedo deegaannada Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay...
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wasiirka Arrimaha Dibaddda Norway Oo Ka Hadlay Xakameynta COVID-19 Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan...
Xeebta Liido ee degamada Casiis waxaa isugu yimaada bulshada Gobolka Banaadir waana goobta ugu dalxiiska qurxoon ee ku taalla Caasimada...
Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya...
Howl-galkaan oo ay xalay ciidanka Booliiska ka sameeyeen Xaafadaha Degmada Hobyo ayaa mid lagu xaqiijinayay amniga magaalada maadaama ay muddooyinkan ...
Muqdisho (RM): Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka teleefanka kula xiriiray marwadii iyo qoyska uu ka baxay halyeeygii...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho