Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo,...
Guddiga-Wadajirka ah KMG ee diyaarinta xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa hakiyey Shaqadii uu maalmahanba hayay. Guddiga-Wadajirka ayaa tilmaamay in...
Mas'uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee magaalada Brussels ee dalka Belgiumka ayaa sharaxaad ka bixiyay taariikhda alla ha u naxriistee raiisul wasaarihii...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa sheegay in 18 qof loo soo qabtay kiis la xiriira kufsi...
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Suudaan ayaa sheegtay in la hayo qofkii ugu horeyey ee dalka dhexdiisa laga helo cudurka Coronavirus....
Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo ayaa waxaa halkasi si diiran ugu soo dhaweeyay...
Iyadoo la tixgelinayo saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay hannaankii shaqo iyo nololeed ee dalkeena iyo go’aamadii ka soo baxay...
Ciidamada xooga dalka ee ku sugan degmada Xudur ayaa manta toogasho ku dilay mid ka mid ah horjoogayaasha Al-shabaab,isla markaana...
Tirada dhimashada cudurka COVID-19 ee dalka Mareykanka ayaa sii dhaafaysa 5,000 oo ruux, xilli dadka uu ku dhacay xanuunkan guud...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho