Ra'isulwasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa saakay ku geeriyooday Magaalada london ee wadanka ingiriiska sida ay...
Ciidanka xooggaa dalka ee ku sugan deegaanka Jannaale ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan qaraxyo maleeshiyada argagixisada Al-shabaab ay...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu wadaa maanta inay ka dhacdo doorashada guddoonka baarlamaanka dowlad goboleedka Koofur galbeed....
Shir qaatay ku dhawaad 10 sacaadood oo mareegta internet-ka ee loo yaqaano (Video-Conference) ku dhexmaray masuuliyiin uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ayaa xaqiijisay in laba qof oo ku sugan Somaliland laga helay cudurka corona virus. Masuuliyiin ka...
Guddiga wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhammeystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa kulan is xogwareysi ah oo ku saabsan dhammeystirka xeerarka...
Kulankaan Guddiga Madaxa banaan ee dooraashooyinka Qaranka iyo guddiga ku meel gaarka ah ee labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya u...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qalab looga hortegayo cudurka karoona fayras gaarsiisay maamul goboleedka Galmudug. Qalabkaan caafimaad oo ah...
Wasaaradda kalluumeysiga iyo Khayraadka badda DFS ayaa doon kalluumeysi oo lagu tababarayo kalluumeystada waxaay maanta kala wareegtay hey’adda Qaramada Midoobay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26 iyo Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka iyo Farshaxanka Dalka. Ku:...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho