Wasaaradda kalluumeysiga iyo Khayraadka badda DFS ayaa doon kalluumeysi oo lagu tababarayo kalluumeystada waxaay maanta kala wareegtay hey’adda Qaramada Midoobay...
Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60 aad ayaa maanta ufariisatay xukunkii dacwad ciqaabeedka loo heystay eedeysanayaal loo heystay debiyo kala...
Qalabkaani,ayaa ka kooban agabyo kala duwan sida daawada lagu illaaliyo nadaafada taasi oo ka qeyb qaadankra sidii too looga hortegilahaa ...
Guddiga heer Gobolka ee maamulka gobolka banaadir u qaabilsan ka hortaga caabuqa Corona Virus (COVID19) oo ay hogaamiso guddoomiye Ku...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta , Agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta...
Wasaaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowladda soomaaliya ayaa maanta qalab loogu talo galay ka hortaga cudurka Corona udirtay maamul...
Adeeg Caafimaad oo lacag la’aan ah ayaa loo sameeyay bulshada ku nool deegaanka Jannaale, waxaana fulisay Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo loo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan COVID-19, kaasi oo dhibaato ku haya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...
Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabatay tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed oo loogu talagalay saraakiisha iyo xubnaha Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho