Shaqaalaha kala duwan ee ka tirsan xafiisyada hantidhowrka guud iyo guddiga xadaynta xuduudaha Federaalka ayaa maanta la sugayaa inay xaadiraan...
Hay'adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la-socodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-Eegista...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka AFRICOM ee Mareykanka oo iskaashanaya ayaa duqeynka cirka ah ugu gaystay xagjiriinta Alshabaab meel u...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda mudane, Cabdiraxmaan...
Taliyaha ciidamada Booliska Maamulka Hirshabeelle Xasan Dhicisow Xasan ayaa kala wareegay agab ciidan taliyaha Booliska AMISOM ee deegaanada Hirshabeelle. Munaasabadda...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Muxumed Caraale ayaa maanta booqday goobaha ganacsiga degmada Buulaburde,waxana kormeerka ku wehlinay maamulka degmada saraakiisha ciidamada...
23-ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Ex-Kontarol Afgooye dhammaadka sanadkii 2019 ayaa wali lagu daaweynayaa Dalka Qatar,halkaas...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane ; Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo Sabti ah si...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho