Gudomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo malmahan ku sugnaa Degmada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan Hiiraan ayaa maanta qado sharaf...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Xildhibaanadan oo deegaan doorashadooda...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay munaasabadda maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka (International...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida Soomaaliya ayaa saaka oo Axad ah xukun adag ku riday eedeysane Muuse Maxamed Axmed oo loo...
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiraan ayaa ku soo waramaya in Ciidamada Booliska magaalad Baladweyne ay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn Ciidanka dowladda iyo Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ay...
Tirada dadka u dhintay cudurka halista ah ee Coroona Virus oo si baahsan uga dillaacay dalka Shiinaha ayaa marba marka...
Qiyaastii dad ku dhow 4,000 oo qof oo mudaaharaadayaal ah ayaa banaanbax ka dhigay afaafka hore ee Wasaaradda Arimaha Gudaha...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho