Tababrkan oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee jaamacadda Kampala, socdayna muddo hal maalin ah laguna barayay qaabka, ayaa...
Wiilkan dhallinyarada ah oo kasoo jeeda dalka Masar ayaa wararku sheegayaan inuu si bareer ah isu dilay isagoo iska soo...
Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka, Gudiga Qaranka ee Doorashooyinka iyo hay’adda Maaraynta Masiibooyinka ayaa maanta la filayaa inay ka qayb...
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo shalay ka qeyb gashay munaasabadda xuska maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka ee la-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxa banaan ee...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta waxa uu shir guddoomiyay kulankii todobaadlaha...
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa amar ku bixiyay in la xiro gobolka waqooyiga ee Lombardy iyo 14-gobol oo...
Shir u dhaxeeya Madaxda Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane...
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo gabdhaha iyo hooyooyinka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta siddeedda Maarso ayaa...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho