Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis...
Madaxtooyada Qaranka ayaa lagu abaal mariyey Haweenka Soomaaliyeed ee ka howlgala fayadhawrka, bilicda iyo guud ahaan Waaxda Howlaha Guud ee...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxa banaan Dib-u-eegista...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan, ayaa maanta xarunta...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane; Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta gaaray Degmada Baraawe ee...
Wasiirka Caafimaadka ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, mudane Cabdi Macallin Muxumad ayaa sheegay in ay Jowhar ka dhisayaan Isbitaal u gaar...
Ra'iisul wasaaraha Sudan Abdullah Hamduuk ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala beegsaday xili uu marayey mid ka mid...
Waxaa Magaalada Jowhar Ee Xarunta Dowlad Goboledka Hirshabeele lagu soo gaba-gabeeyay kulamo looga hadlayay wacyi gelinta iyo kasoo talo bixinta...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu gaaray Magaalada Baraawe ee...
Xilidhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Hirshabeelle ayaa soo kormeeray mashaariic laga fuliyay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe. Xildhibaanadu goobaha...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho