Taliska Mareynka ee Qaaradda Afrika ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn diyaaradahooda shalay gelinkii dambe ay ka fuliyeen...
Qoraal ka soo baxay Guddiga qaran ee qaba qaabada xuska maalmaha xorriyadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu faah faahiyay...
Dable xoogga dalka Maxamed Cismaan Maxamed Nuur oo haysto dilka Allaha Unaxariiste Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan oo uu ku dilay garoon...
Howlgalkani Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka ay ka wadaan Jubbada hoose ayaa ujeedkiisu yahay in maleeshiyaadka Al-shabaab laga saaro tuulooyin ay...
Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa maanta la filayaa inay ka qayb galaan ololaha isxilqaan dalkaaga ku dhiso, waxaana masuuliyiinta...
Shan dal oo kamid ah dalalka Yurub ayaa si rasmi u ogolaaday inay qaadi doonaan oo magangelyo siin doonaan caruurta...
Fayraska Corona wuxuu si aad ah ugu dhacay oo ku faafay dalka Shiinaha, laakiin wuxuu ku sii fiday bariga dhexe,...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xaamud ayaa sheegay in maalinta berito ah xariga laga jari doono garoonka...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho