Dhismaha Masjidka Taariikhiga ah ee Jaamac Shangaani waxaa la hirgaliyay 800-Sano ka hor sida ay sheegeen culumada iyo odeyaasha Degmada...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan , Cali Maxamed Carraale ayaa Dhagax dhigay Isbitaal looga tala galay Hooyada iyo Dhallaanka oo dhowaan laga...
Wasiiru Dowlaha arrimaha dastuurka ee maamul Goboleedka Hirshabeelle mudane; Saaddaq Muqtaar Cabdulle, ayaa sheegay in uu meel wanaagsan u marayo...
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dalka ayaa lagu sheegay in madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha...
Janaraal Saalax Yacquub, oo ah abaanduulaha qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ciidanku dileen 8 kamid...
Taliska ciidanka xoogga dalka oo gobolka Shabellada hoose ka bilaabay dhaqdhaqaaq cadawga looga xoreynayo degaannada ay kaga suganyihiin gobolkaas. Deegaanka...
Safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjie Qin Jian ayaa sheegay in ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ay bed-qabaan,...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shir wadatashi ah oo ku saabsan ka diyaar garoowga cudurka Korona Virus la qaadatay deeq bixiyayaasha,...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa qaabiley Mudane Marius Rauh, Madaxa iskaashiga...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho