Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad ka jeediyay shirka Dhismaha...
Inta badan wariyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galay shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka u...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Cabdi Xasan Maxamed “Xijaar” ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabilay Taliyaha iyo saraakiisha...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka koonfur Galbeed mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen), ayaa goordhaw gaaray degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Mas’uuliyiinta Maamulka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska Ciidanka AFRICOM ee Mareykanka ayaa fuliyay labo duqeyn oo lagu beegsaday argagaxisada Alshabaab nawaaxiga...
Shaqaalaha kala duwan ee xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u madlan ama u ballansan inay ka qeybgalaan ololaha...
Gelinkii hore ee maanta waxaa la waayay meel la kala maro waxaana ciriiri noqday waddooyinka kala duwan ee Istambul gaar...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa lagu wadaa in uu Maanta tago degmada Diinsoor oo...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho