Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta xarigga ka jaray xarunta wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada...
Munaasabad Xil wareejin ah ayaa Maanta lagu qabtay Saldhiga Booliiska magaalada Dhusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana Xilalka kula...
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya(XFS) ayaa labo baabur oo loogu tala galay Kormeerada dugsiyada iyo...
Iyadoo la joogo waqti ay sii xumaatay ama cirka isku shareertay xaaladda faafitaanka Caabuqa karoona uu ku fidayo adduunyada inteeda...
Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay Dacwad ciqaabeed Dhallinyaro loo heysto Burcadnimo hubeysan ayaa ku kala riday xukunno kala...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor ) ayaa xalay casho sharaf Magaalada Dhuusamareeb ugu sameeyay saraakiisha Cusub ee...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Aadan Isaaq Cali oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay...
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada warka subax ee Radio Muqdisho Cocdka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maalin walba aad dhageysataan 8:00AM...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho