Xubno ka tirsan guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle. Xubnaha...
Waxaa magaalada Muqdisho laga fuliyay horumaro dhinacyada dib u dhiska waddooyinka magaalada ah, iyadoo intooda badan waddooyinka muhiimka ah ee...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maareeyaha guud ee...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray xaruta labaad ee...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad nolol xumo ay soo wajahday dadka barakacayaasha ee ku sugan magaalada Beledweyne ee...
Ramla Cali oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa usoo baxday Rubuc dhamaadka Isreebreebka Feerka Afrika ee loogu soo gudbayo Ciyaaraha Olambikada...
Ciidamada xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ayaa howlgallo lagu sugayay amniga ka sameeyay tuulooyinka u dhaxeeya degmada Maxaas iyo deegaanka...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal lagu soo aruurinaayo Xoolaha, gaar ahaan Lo’da, taasoo Nadaafadeed Magaalada hoos...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Inj. Cabdullaahi Cali Xasan iyo weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka shaqo ku joogay wadanka...
Digreeto ka soo baxday taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa isbadal lagula sameeyay taliskia Booliiska Galmudug iyo degmooyinka Taliyaha Booliiska Galmudug...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho