Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, korneyl Maxamed Aaden Jimcaale (Koofi) oo ka qeybgalay munaasabadda abaal-marinta safarrada iyo dalxiiska oo...
Xaflad abaalmarino lagu guddoonsiinayo dadkii ka soo shaqeeyay munaasabad loogu magac daray abaalmarinta safarka iyo dalxiiska ayaa xalay lagu qabtay...
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada warka subax ee Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo aad xilligaan oo kale dhageysataan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa kulan la qaatay Wakiilo Ka Kala...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta labaad ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa saaxiibada caalamiga ah gaar ahaan Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeyn ka fuliyay meel...
Xaflad abaalmarino lagu guddoonsiinayo dadkii ka soo shaqeeyay arrimaha dalxiiska ayaa haatan ka socoto xarunta Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku...
Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay 37 kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii uu dhulgariir ka dhacay gobolka Van...
Madaxaweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho