Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa fadhi ay shalay ku yeesheen Dhuusamareeb ku doortay guddi suurta geliya doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee...
Guddooomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Magacaabey Agaasimaha waaxda Waxbarashada ee dowlada...
ciidamo ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgal dad badan lagu qabqabtay ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee...
Xildhibaanada Cusub ee Galmudug ayaa bilaaway diyaargarowga Doorashada Gudoonka Barlamaanka Galmudug ayadoo lagu wado in ay yeeshaan kulankoodii kowaad oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,ayaa tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka tagay Allaha u naxariistee...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta oo Sabti ah xaflad duco ah u qabatay Marxuum Danjire Axmed Xaaji...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqasho labo maalmood ah oo uu ku joogay Eretria,...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay degmada Luuq ee Gobalka Gedo ku soo...
Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...
Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho