Maalmo ay maleeshiyada Alshabaab la aamusnaayeen sheegashada Qaraxii ay ku xasuuqeen ku dhawaad 100 qof oo rayid ah waxay qirteen...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad...
Xildhibaananda Golaha Aqalka Sare oo maanta kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Aqalka Sare ku yeshay Muqdisho ayaa kaga hadlay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta...
Agaasimaha Waaxda Dugsiyada dalka Muuse Maxamed Caraale oo ay wehliyaan shaqaale ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada ayaa maanta soo gaba gabeyay...
Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre iyo xubna ka tirsan Guddiga gurmadka Qaran ee dhawaan loo magacaabay isku dubba...
Waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarad Militeri oo ka socotay Dalka Qatar oo qaaday dhaawacyada halista...
Shirkadaha Ganacsiga, Hey’adaha dowladda ee bixiyaha adeegyada lagu qaado canshuuraha iyo howlwadeena dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ee sida wanaagsan u...
Maamulka Degmada Kaaran oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Degmada Abshir Maxamed Maxamuud (Abshir Kaaran) ayaa howlo nadaafadeed oo bilicda lagu soo...
Shirkaan oo socday muddo shan cisho ah ayaa looga hadlay beeca iyo diinta Islaamka waxa ay ka qabto, gaar ahaan...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho