Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kala dirtay Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir. War saxaafadeed ka soo...
Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre ayaa dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga uga tacsiyadeeyay dhibaatadii ka dhalatay dhul gariirkii ka...
Dhul-gariir cabirkiisu yahay 6.8 ayaa ruxay bariga dalka Turkey, halkaasi oo uu ku dilay 18 qof, islamarkaana ku dhaawacmay in...
Kulan uu soo qaban qaabiyay Guddoomiye Ku xigeenka Arrimaha Bulshada Boondheere ayna ka qeyb galeen Guddoomiye ku xigeennada Arrimaha Bulshada...
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa booqasho ku tegay Safaaradda Sucuudigu uu...
Taliyaha Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM Gen. Tigabu Yilma iyo wafdi saraakiil ah uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Dhoobley ee...
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay akhrinta koowaad marsiiyaan Hindise sharciyeedka Hay’adda duulista...
Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxay digniin ugu dirtay Muwaadiniinta Mareykanka ah ee...
Allahaunaxriistee Alfanaan Daa’uud Cali Masxaf waxaa uu ka tirsanaa kooxda Hobalada Qaranka ee Waaberi,1979 ayuuna ku soo biiray Waaberi,isagoo horey...
Shirar looga hadlayo ammaanka iyo sidii meel qura looga soo wada wada jeesan lahaa Dowladda iyo Shacabka Kenya ayaa waxay...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho