Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethopia Md.Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa tacsi tiiraanyo leh, u diray shacabka iyo xukuumada soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka warbixiyey Xaalada Dhaawacyadii Waxyeelada Kasoo gaartay Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Gurmad ka...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa booqday xarunta gurmadka deg-degga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu...
Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay...
Dhageyso: Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho, caawa oo ay Taariikhdu tahay, 28-12-2019. Hoos ka Dhageyso:
Dhageyso:-Barnaamij gaar ah oo ku saabsan u Gurmashada dadkii ku wax yeeloobay, qaraxii maanta ka dhacay Ex-control Afgooye, waxaana wada...
Guddiga Gurmadka qaraxii saaka ka dhacay Ex-control Afgooye, ayaa soo bandhigay xog hor dhac ah oo ku saabsan, Tiradda dhismashada...
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa caawa booqday dhaawacyada dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartay qaraxii...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, oo ay wehliyeen Wasiiradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Qorsheynta, Warfaafinta,...
Guddiga Gurmadka deg dega ah ee uu maanta magacaabay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, ayaa bilaabay gudashada waajibaadka qaran ee horyaal,...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho