Guddiga dib u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabeele, kaasi...
Ciidamada xoogga dalka ayaa ka hortegay qorshe ay maleegayeen argagixisada Al-Shabaab, iyadoo loo geystay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac....
Shirka Wasiirada Dalxiiska dalalka ku jira Jaamacadda Carabta ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Al-Axsa ee dalka Boqortooyada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u ah geeddi...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed C/raxmaan Kheyre oo goordhow la Hadley Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Sheegay...
Olole nadaafadeed oo qeyb ka ah Isxilqaan kaas oo lagu nadiifinayo laamiyada iyo xaafadaha ayaa ka bilaawday degmada Kaaraan ee...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tegay degmada Caluula ee Gobolka...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ayax uu ku degay qaar ka mid ah Gobolka Gobolka Hiiraan....
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in uu dhaqan galay Manhajka dugsiga dhexe, kaas oo dhawaan ay soo saartay...
Isbedelka cimilada Waxaa lagu tiriyaa mid kamid ah dhibaatooyinka waaweyn ee dunida ka jira qarnigaan, Soomaaliya oo kamid ah dalalka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...
Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...
The Federal Republic of Somalia condemns in the strongest possible terms the storming of Al-Aqsa Mosque by an Israeli official...
Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho