Ra'iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in haddii Madaxweynaha Maraykanka Donal Tramp uu u arko in isagu u qalmo...
Kulankii 28-aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta oo ajandihiiusa ahaa Akhrinta 2aad ee...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in howlgalladan ciidamada xoogga dalka ay dhawaanahan ka socdeen gobolka, kuwaasi oo qorshuhu yahay...
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka iyo wafdi sare oo ka socday WHO oo dhawaan dalka soo gaaray ayaa ka wada hadlay sidii...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 16-aad ee DANAB ayaa maleeshiyaadka Al-Shabaab kalawareegay DegaankaTooratorow oo hoosyimaada Degmada Aawdheegle ee...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda hey'adda caafimaadka adduunka...
Ciidamada xoogga dalka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka toorotoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada ayaa howlgallo ay ka...
Maleeshiyada argagixisada Alshababa oo ku caan baxday daadinta dhiiga shacabka ayaa goob fagaare ah oo ku taala deegaanka Sablaale ee...
Tartanka oo ay qeyb galeen 16-ka laan ee ay degmada Howlwadaag ka kooban tahay waxaa fiinaalka isugu soo haray laamaha...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho