Safiirka dowlada Soomaaliya ee dalka zambia Marwo Xaawo Xasan Maxamed ayaa kulan wada xaajood ah La yeelatey Madaxa Diblomaasiyiinta Ururka...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeedc oo howl-gallo lagu baacsanayo maleeyshiyaadka Nabad-diidka Al-Shabaab ka wada degaanno ka tirsan Shabeelladda dhexe ayaa la...
Munaasabad isugu jirta casho sharaf iyo sagootin ayaa xulka Qaranka Soomaaliya oo ka qayb galayay koobka bariga iyo bartamaha Afrika...
Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaalkiisii uu ku tagay Dalalka Qatar...
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 15 hor-jooge oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ku dilay how-lgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen...
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada...
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug waxaa ka socda qaban qaabadii ugu danbaysay ee lagu soo xulayo xubnaha baarlamaanka ee maamulkaas,...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dr Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa daahfuray barnaamij ku saabsan fahamka Federaalka iyo ku wacyigalintiisa bulshada,...
Guddiga maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka guud ee doorashada madaxda sare ee dowlad goboleedka Galmudug. Hoos ka...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamd Xasan, oo qayb ka ah wafdiga Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre...
Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili...
Mudane Abdisalam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa wadahadalo labo-geesood ah la yeeshay Mudanaha Sylvie Baipo Temon, Wasiirka...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho