Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Soo dhoweeyay go’aanka deyn cafinta ee hay’adda Lacagta Adduunka ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cabdi Xakiin Sheekh Xasan Ashkir, ayaa sheegay in Dowladdu ay is-beddel weyn...
Shir uu soo qaban qaabiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee xudduudaha iyo Federaalka oo xal looga gaarayay Soodinta u dhaxeysa maamul...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada ee Jaamacadda...
Kristalina Georgieva Agaaismaha maamulka IMF ayaa Warsaxaafadeed ay soo saartay kadib markii ay ansixisiyeen Guddiga Fulinta ee IMF ee xirmada...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa booqasho rasmi ah ku jooga...
Taliyaha Ciidanka Dhulka xooga Dalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qeybta 21 aad ayaa Goobjoog ka ahaa heshiiskaas oo lagu dhameynayo...
Guddoomiye Ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdala Cawad ayaa waxaa uu ka hadlay heshiis ay wada gaareen...
Kulankan la-tashiga ah ee Guddiga horumarinta adeega bulshada, arrimaha beni'aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay...
Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Koofi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya...
Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili...
Mudane Abdisalam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa wadahadalo labo-geesood ah la yeeshay Mudanaha Sylvie Baipo Temon, Wasiirka...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho