Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddiga gurmadka fatahaadaha Baladweyne ee Somaliland ayaa maanta deeq lacageed oo gaareysa 600,000 oo dollar (Lix...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow oo ka hadlayay munaasabadda xuska 76 guurada ka soo wareegtay...
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ayaa tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda carruurta u qabatay howlwadeenno ka tirsan dowladda Federaalka...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Cabdi Xasan oo ka hadlayay xuska 76 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka...
Ciidamada xoogga dalka qeybta Gobolka Hiiraan ayaa wado qorshayaal lagu dar dar gelinayo howlgallada ka dhanka kooxda argaxisada Al-Shabaab, si...
Shirka arrimaha Maaliyadda oo u dhaxeeya Wasaaradaha Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka ayaa maanta...
Qaban qaabadii ugu dambeysay ee loogu dabaal degayo sanad guurada 76aad ee aas aaska ciidank Booliska Soomaaliyeed ayaa haatan ka...
Guddoomiyaha Degmada Shangaani Aweys Sheekh Maxamed Aamiin ayaa uqu baaqay shacabka ku dhaqan Degmada inay dib u dhis ku sameeyaan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada aas aaska ciidamada Booliska Soomaliya. Xuska...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho,...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka XFS Cismaan Axmed Macoow ayaa daah-Furay adeegga labeyk Umrah package (Xirmooyinka) Adeeggan waxaa...
Shirweynaha Baarlamaanka Afrika ee (Pan-African Parliament) ayaa ka socda magaalada Midrand ee dalka Koonfur Afrika, waxaana shirka oo ay ka...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareynaysaa weerarka iyo gelitaanka Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa ee uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho