Xildhibaannada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulanka maanta...
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay xalay deegaanno ka tirsan gobolka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawiro ka turjumaya bilicda iyo horumarka dalka
Munaasabadan oo isugu jirtay furitaanka tababar aqoon kororsi ah iyo xiritaanka isla tababar kale oo kaasi lamid ah loogunatalagay qaar...
Bar bar dhac aan qolana wax Gool ah la imaan ayuu ku soo idlaaday kulan ciyaareed xiisa badan oo dhexmaray...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Qeybta 27-aad ayaa maanta u fariisatay dhageysigii labaad dacwad loo heysto Lix qof oo ku...
Kulan wada tashi ah oo uu Odayaasha dhaqanka la qaatay madaxweynaha maamul goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa looga hadlay sidii...
Beelo walaalo walaalo ah oo wada degga degmooyin ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose, sida degmadda Afgooye ayaa kulan dib u...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Fowziya Abiikar Nuur oo dhawaan magaalada Roma ee xaruunta dalka Talyaaniga lagu gudoonsiiyay...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho