Sannadkan sii idlaanaya ee 2019-ka waxaa kordhay Danjireyaasha ka mid noqonaya bahda diblomaasiyiinta ka hawgala dalkeenna, taas oo muujinaysa dib...
Shir looga hadlayo Wadatashiga horumarinta Afka Hooyo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Akadeemiyada...
Kulanka guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ku furmay 156-Xildhibaan,waxaa ugu horeyn Xoghayaha guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay Agaasimeyaasha iyo Tifatirayaasha Warbaahinta dowladda...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo jooga Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulamo la yeeshey...
Wadanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya waxaa uu kamid yahay wadamada inta badan ay ku nool yihiin Bulshada Soomaaliyeed,kuwaasi oo halkaasi ku...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Feysal Cumar Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cismaan Aadan Dhuuboow ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay xoogga ay saareyso...
Shaqaalahan ka socday waaxyada kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo tabababarka loosoo xiray ayaa tiradooda gaaraysay 20-tan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho