Olole nadaafadeed oo qeyb ka ah Isxilqaan kaas oo lagu nadiifinayo laamiyada iyo xaafadaha ayaa ka bilaawday degmada Kaaraan ee...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tegay degmada Caluula ee Gobolka...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ayax uu ku degay qaar ka mid ah Gobolka Gobolka Hiiraan....
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in uu dhaqan galay Manhajka dugsiga dhexe, kaas oo dhawaan ay soo saartay...
Isbedelka cimilada Waxaa lagu tiriyaa mid kamid ah dhibaatooyinka waaweyn ee dunida ka jira qarnigaan, Soomaaliya oo kamid ah dalalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan wada tashi ah la qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee Labada...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho,guddommiye ku xigeenadda Arrimaha bulshada, amniga,maamulka iyo maalidda iyo agaasimayaasha maamulka gobolka ayaa maant kusoo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray dhismaha Xarunta degmada...
Wasiirka Warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} iyo wafdigii uu hogaaminayay oo gaaray dalka Sacuudiga, ayaa waxaa si diiran...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Ali Khaire ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdigii ka yimid Somaliland una yimid taakuleynta walaalahooda ay...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho