Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ayaa tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda carruurta u qabatay howlwadeenno ka tirsan dowladda Federaalka...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Cabdi Xasan oo ka hadlayay xuska 76 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka...
Ciidamada xoogga dalka qeybta Gobolka Hiiraan ayaa wado qorshayaal lagu dar dar gelinayo howlgallada ka dhanka kooxda argaxisada Al-Shabaab, si...
Shirka arrimaha Maaliyadda oo u dhaxeeya Wasaaradaha Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada qeybta ka ah dowladda Federaalka ayaa maanta...
Qaban qaabadii ugu dambeysay ee loogu dabaal degayo sanad guurada 76aad ee aas aaska ciidank Booliska Soomaaliyeed ayaa haatan ka...
Guddoomiyaha Degmada Shangaani Aweys Sheekh Maxamed Aamiin ayaa uqu baaqay shacabka ku dhaqan Degmada inay dib u dhis ku sameeyaan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada aas aaska ciidamada Booliska Soomaliya. Xuska...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa xiriga ka jaray dhismaha xarunta dhallinyarada Gobolka...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan lagu soo dhaweynayay hannaanka doorashada xalay ugu qabatay...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho