Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Koofi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya...
Barnaamijka Isxilqaan ee lagu dhisayo Madxafka Qaranka ayaa waxa maanta ka qeybgalay Shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta Guddiga dib-uheshiisiinta Qaranka Shaqaalaha Guddiga...
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan lagu soo gunaanudayay howlihii xajkii 1440/2019. Kulankan ayaa waxaa...
Munaasabad tababar loogu soo xirayay gabdho suxufiyiin ah oo gaaraya ilaa 15, lana barayay sidii xirfadooda suxufinimo kor loogu qaadi...
Munaasabadan oo lagu xusayay 18ka December oo ku beegan Maalinta loo agoonsaday tahriibayaasha adduunka taasi oo wacyi gelin looga sameynayay...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Guddi u saaray baarista Marxuum Xasan Kurtun Culusoow oo ka mid ahaa maxaabiista Xabsiga Dhexe...
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Agaasmaha Guud ee Wasaradda, cayaartooy ka timid dalka dibadiisa iyo mas’uuliyiin ka...
War kasoo baxay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba shaqadii laga joojiyay Taliyaha xabsiga dhexe ee...
Shirkii Aragti Wadaagga Soomaida ee ka socday dalka Jabuuti oo maanta lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Djibouti ayaa waxaa laga soo...
Guddoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali ibraahim sheekh Muudeey iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo ayaa goordhow gaaray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho