Qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa saameyn ku yeeshay Cayayaanka Anyaxa oo markii hore logu arkay meelo kamid ah...
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose iyo Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa gaaray deegaanada Sabiib iyo...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Geneva ee dalka Swizerland kulan kula qaatay wasiirka arrimaha...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo shalay gaaray Switzerland ayaa maanta magaalada Geneva uga qayb galay...
Tababar ku saabsan qormada Raadiyaha iyo Telefishinka oo uu soo qaban qaabiyay Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed SWJ oo uu fududeeyay...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, mudane, Maxamed Cabdi Waare aaa maanta kulan kula qaatay Aqalka Madaxtooyada Hirshabeelle Saraakiisha ciidamada Amisom ee...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maant la wareegtay Iskuulada Al-macaarif iyo Al-mathal oo markii...
Iskuulada Al-macaarif iyo Al-Mathal markii horana la isku dhihi jiray 2-ka October oo ku yaala Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir...
Dood wadaagan oo ay soo qaban qaabiyeen Ruggta Qorayaasha Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa waxaa uu halku dhigiisa ahaa fagaaro...
Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Guuto Maxamed Cali Bariise ayaa booqday fariisimaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho