Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mukhtaar Maxamed Guuleed ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobalka...
Wararka naga soo gaarayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka howlgal ay ka sameeyeen gobolkaas ay ku dileen...
Agaasimaha Sanduuqa Caalamiga ee Lacagta Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in ay taageereyso dadaalka ay Soomaaliya ugu jirto deyn cafinta iyadoo...
kulankan oo si wadajir ah ay usoo qabanqaabiyeen wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Koonfur galbeed iyo Tubta Nabada Soomaaliya ayaa waxaa...
Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jederaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa ajendaha koowaad ee...
Dowladda Hoose ee Dagmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa waddo qorshayaal lagu horumarinayo waddooyinka waqooyiga magaalada Gaalkacyo, iyagoo kaashanaya shirkado qaabilsan...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula kulmay Wasiirka Horumarinta iskaashiga dowladda Denmark, Rasmus Prehn, Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS),...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Norway, Siv Jensen...
Maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgal ay ciidanka Xoogga Dalku ay ka sameeyeen wadada u dhaxeysa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay Wasiirka maaliyadda Netherlands, Wopke Hoekstra...
Muqdisho, May 25, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah Soomaaliyeed,...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho