Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Golaha Aqalka sare iyo Golaha Shacabka ayaa maanta gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaannada Sabiib, Mareereey iyo Afgooye oo ka mid ah meelaha...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo kasoo dhoofay dalka Qatar, ayaa soo gaaray magaalada Geneva ee...
Taliyaha Qeybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa maanta kormeeray deegaanka Deynuunaay ee Gobalka Baay,...
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda shir looga hadlayo dowrka saxaafadda ay ku leedahay horumarinta dhaqanka. Shirkan oo ay si wadajir...
Madasha aragti wadaagga Soomaalida oo uu soo qaban qaabiyay Machadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage ayaa goordhaw ka furmay Guriga Ummadda...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka...
Wararka ka imaanaya deegaanka Hosingow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab khasaare xooggan la gaarsiiyay kadib...
Axmed Cali Aybakar ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu kaga kireeyo...
Ciidamada Amaanka Dhusamareb ayaa ku guulaystay inay Gacanta ku soo dhigaan Waxyaabaha Qarxa kuwaas oo ku diyaarsanaa Meel lagu aqriyey....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho