Kulanka Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,waxaa Ajebndihiisa ugu horeeya uu ahaa...
Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu gorfeynayo isu soo dhoweynta...
Waa madal ugaar ah haweenka oo ay kaga arrinsanayaan doorkooda ka qeyb galka siyaasada, maadama ay dalka doorasho kadhacayso horaanta...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayreayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa. Ra'iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa...
Maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa kulan magaalada Muqdisho kula qaatay hay’adaha gargaarka ee ka howlgala gobolka shabeellaha hoose. Guddoomiyaha gobolka...
Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhow waxaa ka furmey Shir looga hadlayo Xeer u dhexeyn doona gacnacsatada...
Kulankaan oo ka dhacay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka waxaa soo abaabulay aqoonayahan Dahir Ali Omar waxaa looga hadlay...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin,...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa heshiis dhex dhigay beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha Gobolka...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan ay bilaabi doonto diyaarinta Manhajka dugsiyada sare ee dalka, si looga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho