Shir looga hadlayay kor u qaadista Dakhliga dowladda hoose ayaa maanta lagu qabtay Hoolka shirarka xafiiska Maamulka iyo Maaliyadda xarunta...
Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 21-aad oo gudanaya waajibaadkooda ayaa ku sii jeeda deegaanadii maalmihi lasoo dhaafay ay ku...
Munaasabad lagu weyneynayay Maalinta Caalamiga ah ee xuquuqul Aadanaha oo ku beegan 10-ka bisha Disembar ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Odaawa Yuusuf Raage ayaa howlo kormeer ah ku tegay Isbitaalka xoogga dalka oo ay...
Kulan Farsamo oo u dhexeeya Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dastuurka heer Federaal iyo Heer Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ayaa...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo shir looga hadlayo horumarinta beeraha Afrika uga qeybgalaya...
Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay,...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknaloojiyadda ee Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daah furtay shir wadatashi ah oo ku saabsan...
Wadatashi ku aadan dib u-eegista waxyaabihii u soo qabsoomay sanadihii lasoo dhaafay Maamulka Hirshabeelle oo uu soo qaban qaabiyay Xafiirka...
Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa baaq Nabadeed u diray beelaha Walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanno ka tirsan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho