Kulanka oo uu Shir Guddominayay Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha...
Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka lugta XDS S/guuto C/xamiid Maxamed (dirir), ayaa Maanta gaaray magaalada Gaalkacyo oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare iyo Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya , James Swan, ayaa...
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa soo Gabagabeeyay howlgalkii ay ka wadeen Hotel SYL oo weerar naf Halignimo ah ku soo...
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacbka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u diray dadka ku dagaalamaya deegnaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee...
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan magaalada Dooxa ee Dalka Qatar kula qaatay guddoomiyaha golaha shuurada...
Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaaliya ayaa dadkii ugu badnaa ka badbaadiyay dhagartii ay kooxda Al-shabaab ladamacsanaayeen iyaga oo weerar ku qaaday ...
Mooska waa mid kamid ah wax soo saarka dalka waxeyna ganacsatada Soomaaliyeed ay si la mid ah uga faa'ideysanayaan suuqyada...
Masuuliyiin ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga, wakiillo ka socday hay’adda UNIDO, xubno ka socday maamul Goboleedyada, ganacsato iyo qeybaha...
kulankan oo ka dhacay caasimadda Suudaan ee Khaartuum ayaa u dhexeeyay Safiirka Soomaaliya ee dalkaasi Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho