Ciidamada ammaanka Gobolka Mudug oo howlgal ka sameeyay magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku soo dhigay 4 ruux oo ka mid...
Magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar waxaa Maanta ka furmay shirka 7-aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka oo sanadkaan looga hadlayo...
Muqdisho- Dable Xogga Dalka Cabdullaahi Cali Cumar ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Dhibaay Maleele Maxamed oo ganacsata aheyd, dilkaas oo...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada sedex geesoodka ah ee Khaartuum ee xarunta...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta...
Munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayo Maamo Khadiijo Aw Daahir Axmed (Boqran) oo ah fanaanad Qaran sidoo kalana ah...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka ku bahoobay shirka Africa,Carabta iyo Baasifigga ayaa manta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee XFS Mudane Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar...
"Xukuumaddu waxay ugu baaqeysaa dhammaan dhinacyada ku lug leh colaadaan in ay si shuruud la'aan ah u joojiyaan, kana dhawrsadaan...
Shirkan waxaa ka qeyb galaya wasaaradaha waxbarshada heer Federaal, heer dowlad Gobaleed iyo Gobalka Benaadir, waxaana xoogga lagu saarayaa shirkaasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho