Wasiiru-dawlaha Boostada, Isgaarsiinta, & Teknolojiyada, Mudane C/laahi Bile Nuur, oo ka qeyb galayay shirka heer wasiir ee Hal-abuurka Teknolojiyada ee...
Bulshada ku dhaqan dagmooyinka fog fog ee Gobalka Bari oo u badan Xoolo dhaqato iyo Beeralay ayaa bilaabay isku tashi...
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka soo...
Ugu yaraan 280 Qof ayaa ku geeriyootay, halka in ka badan 2.8 Milyan oo kalena ay wax yeello kasoo gaadhay...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo soo xiray horyaalka Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa tilmaamay...
Guddoomiyaha Tuulada Af-brwaaqo ee Gobolka Mudug, Cabdullahi Jaamac Dhoorre, Culimaa’udiinka, wax garadka iyo sama doonnada degaanka ayaa ku baaqay in...
Howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa 22 Sarkaal oo ka tirsn Boliiska AMISOM usoo gaba-gabeeyay tababar soconayay Sadex...
Waxaa soo idlaatay ciyaar xiiso badan oo u dhaxeysay degmooyinka Dharkiinleey iyo Waaberi ee gobolka Benaadir. Kulankaan oo geba-gebo u...
Kulan geba-gebo u ah tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka Benaadir ayaa caawa ka socda garoonka Ingineer Yariisoow ee magaalada Muqdisho. Kulankaan...
Taliyaha Ciidanka Boliiska sarreeye gaas, Cabdi Xasan Mahamed Xijaar) iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa booqday Xarunta Ciidanka Talyaaniga ( Carabinier-ga)...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho