Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Magaalada Muqdisho uga qayb galay xaflad lagu maamuusayay...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo maanta ka qayb galay munaasabadda xuska maalinta...
Gudoomiye ku xigeenka maaliyada iyo siyaasada Gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle oo manta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Beledweyne ee...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xersi Warfaa iyo Wafdi uu hoggaaminayo...
Wasiirka Waxbarashada iyo Diimaha Kostas Gavroglou ayaa sheegtay in bisha September ee soo socota si rasmi ah loo furi doono...
Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, waxaana xilkii uu ka...
Dibad bax ballaran oo lagu taageerayey Maxamed Nuur oo Soomaali Mareykan ah, loona haystay dilka gabar caddaan ah oo lagu...
Xoolo dhaqato hubeysan oo ku nool deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay inay dib u soo furtaan kun...
Wasiirka amniga gudaha Koofur Galbeed, Isaaq Cali Subag, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Cali Aaden (Najax), Xildhibaan Nuur Siidoow oo...
Hawlgal si wadajir ah ay isaga kaashadeen Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Mareykanka ayaa laga fuliyey meel u dhow deegaanka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho