Wasaaradda Howlaha Guud Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaraddaha Howlaha Guud ee Dowlad goboleedyada oo muddo Seddex maalmood ah shir uga...
Halkan waxaa ka bilaabatay fadhiga dacwad qaadista Shabakad katirsan Alshabaab gaar ahaan qeybta fulisa dilalka gaadmada ah oo ka howlgali...
Dowladaha Soomaaliya iyo Norway ayaa maanta si wadajira u daahfuray wajiga labaad ee mashruuca xasilinta iyo adeegyada bulshada oo laga...
Diyaarad siday gargaar ka yimid dowlada aynu walaalaha nahay ee Qatar ayaa maanta markii labaad timid caasimadda dalka ee Muqdisho....
Laba diyaaradood oo gargaar u sida magalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magalada Guriceel ee...
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ciidamo Booliis ah geeyey Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan waxaana hada si toos Howlihiisii Shaqo...
Safiya Khaalid ayaa noqotay Gabadhii ugu horraysay ee ka mid noqatay Golaha deegaanka Magaalada Lewiston Gobolka Maine ee dalka Maraykanka...
Maxkamada Caalamiga ah ee ICC ayaa dambiyo dagaal ku heshay Mr Bosco Ntaganda oo ah hogamiyihii hore ee mucaaradka dalka...
Ciidamada ammaanka ayaa xalay waxaa ay howlgal dad badan lagu soo qabqabtay ka sameeyeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose....
Guddga gurmadka fatahaadaha iyo roobabka ayaa sii laba jibaaray dadaalka la doonayo in dadkaasi loogu gurmado,waxaana jira gar gaar noocyo...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho