Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay ayaa u kuur...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray degmada Bardaale...
Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maailyadda ee Aqalka sare Cabdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanata gaaray degmada Bardaale oo ay dhowaan...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa ku wargelisay dhamaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ah in ay fasax ka...
Waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu sagootiyey Maanta 3 Gaari oo nooca Candhameydlaha loo yaqaan ah iyo Guddiga gargaarka deg-degga ee dhanka...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxay kaga hadashay xaalada fatahaadaha, waxayna...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa baraha Bulshada ku sheegtay in fatahaadihii dhowaan ka dhacay qeybo ka mid ah Dalka...
Ugu yaraan shan qof ayaa la soo sheegay inay ku dhinteen ,120 kalena waxa soo aarat ay dhaawacyo ka dib...
Heshiiskaan ay wada saxiixdeen Wasiirka Wasaaradda Caafimadka ee xukuumada federaalka Soomaaliya Drs. Fowsiiya Abiikar Nuur iyo Safiirka Dowladda Talyaaniga u...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho