Ciidanka Xoogga dalka ee deegaanada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wada Qorshayaal kala duwan kuwaas Maleeshiyaadka Al Shabaab looga saarayo deegaanada...
Waxaa sii kordhaya dadaalada loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed oo ay saameeyeen fatahaadaha webiyada Jubba iyo Shabeelle iyo roobab ka da'ay...
Talisyada Ciidamada qalabka sida qeybohooda ka howlgala Galmudug ayaa ka qeyb qaadanaya ka hortagista daadad xoogan oo ku soo rogmadey magaalada Dhuusamareeb ee...
Ra’iisul Wasaareaha xukuumada federaalka Soomaaliya mudane Hassan Ali Khaire ayaa maanta Kormeeray xarumaha guddiga gurmadka fatahaaduhu ka wadaan isku dubba...
Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka UNHCR ee...
Maanta oo arbaco waxa ku qabsoomay xarunta gudiyada ee Villa Hargeysa kulankii afaaraad ee Guddiga Joogtada oo uu shir guddominayey...
Madaxweynaha maamul Goboleedka koonfur Galbeed Md; Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) , ayaa Dowladda Ingiriiska iyo Saraakiisheeda ku sugan Soomaaliya...
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo uu horkacayo Danjire; Cabdullahi Maxammed Odowaa ayaa kulan laqaatay Madaxda ugu sarreysa Bisha-Cas...
Guddoomiyaha iyo Xubnaha kale ee guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug ayaa maanta kormeeray Xarunta Shiirkole ee la dejinayo odayaasha Galmudug...
Kulankaan oo qayb-ka ah kulamo joogto ah uu wasiirku bishiiba mar la qaato shaqalaha wasaaradda ayaa si gaar ah maanta...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho