Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maagalada baladweyne kulan kula...
Shirkaan oo socon doono Muddo seddex maalin ah ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa dhameystirka Wada-tashiga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed, Xoojinta...
Diyaaraddii ugu horeysay oo siday Gargaar loogu talagalay dadkii ay Fatahaada sameeyeen ayaa Maanta gaartay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baardheere ee Gobolka...
Agaasimaha Cusub ee Wakaaladda Wararka SONNA Mudane Cali C/qaadir Cali ayaa maanta xilka kala wareegay Agaasimii hore ee wakaaladda Mudane...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoojinaysa dadaalka ay ugu jirto sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed oo ay waxyeeladu ay ka...
Muqdisho- Axmed Cabduqaadir Axmed Xuseen (Khadiira), Farxaan Faarax Maxamuud Fiidow (Fiildher), Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Jimcaale (Maanka), Saafi Ciise Aweys Arwaax,...
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} oo shir jaraaid qabtay magaalada Muqdisho ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york u Magacowday...
Kalfadhiga 6-aad kulankiisa 10-aad Ajandaha Wqaxa uu ahaa Aqrinta 1-aad hindise sharciyeedka wax ka Badalka xeerka warbaahinta iyo Dhagaysiga warbixinta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...
Baydhabo — Hoggaamiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Dowlad...
Dhuusamareeb — Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay tababar loo qabtay wakiillada ururrada siyaasadeed ee ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho