Wasaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya ayaa Maanta Gaari Toyota dul bannaan ah ku wareejisay Guddiga is-xilqaan ee...
-\Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabbilsan Soomaaliya Danjire; James Swan, ayaa sheegay in ay hay'adaha Caalamiga diyaar u yihiin...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa waxaa ay howlgal miino baaris ah ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Deegaanada ay...
Wafdi ka socda xubnaha guddiga gurmadka fatahaadaha ayaa maanta waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyagoona...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday lacag ay ugu gurmaneyso Walaalaha Soomaaliyeed ee la dhibtoonaya saameynta fatahaadaha, iyadoo dhinaca kalena...
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo kulammo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan laga cabsi qabo inay ku dhufato degaannada dhaca xeebaha bariga Jamhuuriyadda...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xubin ka ah Guddiga Qaranka...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgallo ay kasameeyeen Deegaanno hoosyimaada Degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda hoose waxay kula wareegeen Degaannada Kaban,...
Kullan ay isugu yimaadeen Dhallinyarada Galmudug iyo Punland ayaa magaalada Gaalkacyo ka dhacay, waxaana ay uga hadleen sidii ay si...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...
Baydhabo — Hoggaamiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Dowlad...
Dhuusamareeb — Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay tababar loo qabtay wakiillada ururrada siyaasadeed ee ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho