Howl galo qorsheysan oo ay ciidamada Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ka sameeyeen wadada xiriirisa Siinka dheer...
Eedeysane Cabdirashiid Xasan CabdiNuur (Janan ) oo ahaa wasiirkii amniga Jubbaland iyo Buulle Aadan Maxamed oo ahaa taliyihii Ciidamo ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan maxamed Lafta-gareen oo Safar Qaatay Maalo Ugu Maqnaa Magaalada Muqdisho ee...
kulankan oo uu Shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS Xil.Xasan Cali Maxamed ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga...
Sacuudi Carabiya iyo Iiraan ayaa u muuqda in ay qaadayaan qaaday tallabooyin dibolomaasi oo xal loogu raadinaayo xiisadaha ka jira...
Munaasabadaan oo lagu furayay Madarasada Baxru Nuur ee deegaanka bali-Howld oo hoostaga Degmada Guriceel waxaa kasoo Qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Galmudug,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mundane cabdi maxamed sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba baxay...
Shirkii 3-aad oo ay yeeshaan Booliiska Afrika ee loo yaqaano (Afripol) ayaa ka dhacay dalka Aljeeriya magaalo madaxdiisa Aljeris ,iyadoo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta bixiyay 317,000 oo doollar oo dib loogu dhisayo...
Kusimaha Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ahan Guddomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Mudane Abdulkaadir Sharif Sheekhuna Maye ayaa maanta magaalada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...
Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho