Guddiga qaban-qaabada dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay ergada Gaalkacyo uga qeyb geleysa shir-weynaha la isugu keenayo dhammaan...
Giddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim aadan Cali Najax oo wareysi gaar ah siiyey Radio muqdisho ayaa Sheegey in kulan looga...
Shirkaan oo ay si wada jir ah u soo qaban-qaabiyeen Wasaaradaha Qorsheynta Dowlada federalka iyo tan Maamulka Hirshabeelle ayaa looga...
Guddiga Golaha Shacabka ee u xilsaaran Diyaarinta Sharciga Doorshooyinka Qaranka ayaa maanta Xarunta UN kulan kula yeeshay UNSOM qeybteeda Integrated...
Illaa shan kun oo buugaag ah kuwaasi oo isagu jira Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare ayaa maanta ay maktabadda Qaranka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray xarunta Bangiga dhexe ee dalka. Ra’iisul wasaaraha...
Guddoomiya Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed Prof Maxamed Axmed Jimcaale ayaa maanta Furay soo galidda Imtixaan Tacliimeedka 2019/2020 kuliyadaha kala duwan ee...
Guddoomiyaha golaha Aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada muqdisho waxaa ku soo Dhoweeyay...
Suudaan ayaa ugu yeertay Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay in ay qaaddo xayiraadda ka bixitaanka ciidamada dalkaasi,isla markaana gobolka Daarfuur...
Waxaa magaaladda Xudur ee gobolka Bakool lagu soo gabgabeeyey Shir ku saabsanaa wadatashi la xiriiray wareegga Labaad ee Qorshaha Sagaalaad...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin degdeg ah oo looga hortagayo khatarta cudurka Ebola kadib markii laga helay Uganda...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose,...
Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada...
Kaaliyaha Arrimaha Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Safiir Ku-xigeenka Dowladda Qatar Raashid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho