Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Gelinkii dambe garoonka Diyaaradaha Garoowe Gan. Maxamed Abshir Kusoo dhoweeyey Wefti...
Daahfurka tartanka Qandaraaslayda raashinka Ciidamada Xoogga dalka iyo Booliiska ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiro Dowlaha Maaliyadda ahna ku-simaha wasiirka maaliyadda...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya (CXD) ayaa howl-gallo lagu xaqiinayo amniga wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar waxa ay ka sameeyeen...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ahna Caasimadda kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa ka dhacay shirka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray xarumaha danta guud ee lagu dhisayo Barnaamijka Is-xilqaan ayaa ku...
Ciidanka Danab Ee Kummaandoosta Soomaaliya ayaa Xaqiijiyey Amniga Deegaanka Bariire oo ka tirsan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelada...
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay meel mariyeen Hindise sharciyeedka doorashooyinka...
Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa maanta wareegto rasmi ah oo ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre loogu...
Wasiirka Qorsheynta, Maal-geshiga iyo Hurumarinta Dhaqaalaha Dawladda Federalka Soomaaliya, Jamal Maxamed Xasan ayaa sheegay in fursado badan oo maalgashi ah...
Horjooge Yuusuf Ahmed Cadow oo Alshabaab u qaabilsanaa Qeybta Qaraxyada ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka Gaar ahaan...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh...
RADIO MUQDISHO:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo diblumaasiyadeed oo degdeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka...
RADIO MUQDISHO:-Dalal iyo Ururro Caalami ah oo si Adag uga Soo Horjeestay Aqoonsiga Israa’iil ee Maamulka Somaliland Dalal iyo ururro...
RADIO MUQDISHO:-IGAD oo si Adag uga Soo Horjeesatay Isku Dayga Israa’iil ee Aqoonsiga Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya Qoraal kasoo baxay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho