Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga...
Howlgalkan ballaarnaa islamarkanaa ahaa mid qorsheysan ayaa lagu bartilmaameedsanayay goobo ay ku dhuumaalaysanayeen kooxaha argagixisada Daacish ee ku sugan deegaanada...
Guddiga qaban qaabada doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay yeeshaan iska dhex doortay Guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen, si...
Kadib dadaalo badan oo ay Maxdaxda Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta ee DFS ka samayeen dib u soo celinta xiriir ka...
K/Xigeenka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) Md,Cabdullaahi Xaaji Bashiir, ayaa maanta Muqdisho ugu soo xiray tababar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa soo bandhigay...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa sheegay in Agaasimayaasha guud ay yihiin keydka,...
Gudoomiyaha Hay’ada Qaxootiga Qaranka Aamino Siciid Cali iyo Mas’uuliyiin ka kala socotay Wasaaradaha Arimaha Gudaha,Qorsheynta iyo Gargaarka, ayaa waxaa magaalada...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin, shirkaan is aragga ayaa ahaa soo...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane; Cismaan Libaax Ibrahim iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho